mojoreads
Community
Barashada Naxwaha Af Soomaaliga
Cabdalla C Mansuur, Annarita Puglielli

Barashada Naxwaha Af Soomaaliga

!
0 Ratings
!Paperback
!
Want to Read
!
Reading
!
Read
!
INFO
!
MOJOS
!
REVIEWS
SUMMARY
Daabacadda 2aad ee buuggan, oo la sii tifaftiray waxna lagu kordhiyay, ujaaddadiisu waxay tahay in uu sharraxaad ballaaran ka bixiyo waxyaabaha gundhigga u ah naxwaha guud ee uu af yeelan karo, gaar ahaanna af Soomaaliga. Qayb walba ee ka mid ah naxwahana waxaa raacsan layliyo fududaynaya fahamkeeda. Qaybta dambe ee buugga ayaana ku qoran furaha layliyada. Buuggaan waxaa looga talaggalay ardayda dugsiyada sare iyo macalliimiinta af Soomaaliga dhigta; waxaana ka faa'daysan kara dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo ciddii kale danaynaysa in ay wax ka ogaadaan naxwa af Soomaaliga. Intaas ka sokow, buuggani wuxuu waxtar u yeelan karaa cidda baranayasa cilmi-afeedka ama dadyowga Soomaaliyeed ee doonaya koruqaadidda barashada afkooda iyo dhaqankooda.
AUTHOR BIO
No Bio Available

BOOK DETAILS

EDITION
09.07.2018
TYPE
Paperback
ISBN
9780993431395
LANGUAGE
Somali
PAGES
294
KEYWORDS
Naxwe Soomaali, Somali Grammar
MOJOS
!
Does this book have mojo?
Let others know why they should read it!
REVIEWS
!
Be the first to write a review!
This might be a once in a lifetime opportunity ;)
German
  
English
mojoreads Instamojoreads Twittermojoreads Facebook